Hagaag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. Oogada dadka inteeda hore; soojeed. 2. H. ah: toos; wanaag; sax. 3. ld hagaagid.


Hagaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax sidii laga rabay noqosho. 2. Ka h.: wax ama meel ka tegid. 3. Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hagaag

saalaxweeto | uufannays | algoordan | camandulle | camandullee | fariid | habboon | hagaagid | hagaagsan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg