Hagar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hagar

bidixee | dhagar | dhagarley | dhagarlow | dhagarqabe | dhagarre | dhagarrey | dhagarrow | guurree |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg