Haghag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.
Haghag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)ld haghaglee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haghag ↴
haghagid | haghagle | haghaglee | haghagleyn | haghago |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg