Halaaqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaaqo

halaaqoo | halaaqood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg