Halabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hawl la qabtay wax ka soo baxa. 2. H. ah: Hilibka laga qasho xoolo la soo dhacay. 3. Hanti xoolaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halabo ↴
shalabow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg