Shalabow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhacaan cad oo biyo-biyo ah, laga liso geedka baarka, la cabbo oo marka layska badiyo lagu wareero ama lagu sakhraamo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shalabow

dhiinto | garbaggoroyo | geedamaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg