halabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Wax ordaya fuulid. 2. Faras fuulid iyadoo aan rakaabka cagta la saarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halabso ↴
halabsasho [m.f.dh]
eeg halabso. ld halabsad, halabsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg