halacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la halciyay ahaansho (hilib).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halacsan

halacsanaan [m.f.dh]
eeg halacsan. ld halacsanaansho.

halacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld halacsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg