Halamash

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Socod kala daadsan oo si fool xun loo socdo. ld halamashle (1).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halamash

halamashle | halamashlee | halamashleyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg