Halamashle
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)1. ld halamash. 2. Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid. ld halamash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halamashle ↴
halamash | halamashlee | halamashleyn |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

