Halbowle

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Xididdaha waaweyn ee wadnaha dhiigga ka qaada oo oogada wada gaarsiiya midkood. 2. Meel ama wax muhiim ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halbowle

awdmid halbowle wadne | dhiigbax-maskaxeed | halbowle-bawdeed | halbowle-buufiye | jugleyn | xidid | xinjir-roor |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg