Haldhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay. 2. Deelqaaf; gaf. 3. (u) Miro bislaaday oo soo daatay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haldhac

haldhacsad | haldhacsasho | haldhacsi | haldhacso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg