Haldhurre

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

1. Haldhaa gooni daaq ah. 2. Cunug gorayo kali ku ah. 3. H. ah: miro sooc ah ama qof ama neef xoolo ah oo door ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haldhurre


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg