Halgan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.


Halgan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.


Halgan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax u dagaalamid ama u loollamid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halgan

halgamid | kifaax |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg