Halkudheg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. Dulucda hadalka ku jirta. 2. Hadal kooban oo murti xambaarsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halkudheg


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg