Hallow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld hallaabid. Lumidda wax ka lumaan jidka toosan. 2. H. ah: nafley jidkii toosnaa ka luntay.


Hallow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-laabay, -lowday; -laabi)

1. Wax lumid. 2. Wax qarraabid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hallow

foolhallow | hallaabid | hallowsan | hallowsanaan | hallowsanaansho | hasan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg