Halmaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Xusuus la'aanta la xusuusan waayo wax hore loo soo maray. 2. ld halmaamid.


Halmaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Wax illoobid. ld hilmaan².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halmaan

carrabbaab | dhalmaanyo | halmaamid | halmaansii | halmaansiin | halmaansiis | hilmaan | hilmaansii |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg