Halqaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro. 2. ld halqaadid.


Halqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Shax la degey si loo ciyaaro hog u banneyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halqaad

gersurasho | halqaadid | halraac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg