hamag
(m.l)

1. ld amag. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo dhicitaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamag

amag [m.l]
1. A. ah: qof indhaha la'oo aan waxba arkeyn. 2. ld hamag.

hawtulhamag [m.l]
1. Cayayaan duulduula, habeenkii dabka ifkiisa soo raaca oo ku gubta. 2. Qof aan kala aqoon wax u roon iyo waxa u daran. 3. H. ah: meel aad mugdi u ah ama aad gudcur u ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg