hambalyo
(m.dh)Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambalyo ↴
bogaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U b.: cid hambalyo u jeedin.
hambalyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Cid hambalyo u jeedin.
tahniyad [m.dh]
Hadallo qof wax uu ku farxo helay loo jeediyo; hambalyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg