Hammi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan. 2. Niyad, laab. ld qammi.

Hammi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Murugo iyo walaac la kulmid. 2. Ku h.: wax had iyo jeer ku fekerid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hammi

hammin | hammisan | hammisii | hammisiin | hammisnaan | hammisnaansho | hammiyid | hawee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg