Han
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.
Hangeeyo*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hansame*
Hansame..... Waa magac Soomaaliyeed anigu sameetey una buxiyey inankayga 2000kii. Micnihiisu waa kii hanka wanaagsanaa = han+same.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hankool*
waxaa loo isticmaalaa reera marka uu guuro ayaa ooda lagu oodayo xaalaha ama xitaa guriga reerka marka gudinta lagu soo jaro ayaa lagu soo jiidaa ka dibna isla ayadii ayaa lagu dhisaa moorada xooolaha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
waa geed kamid ah dhirta cagaaran ee aan caleynta laheyn dadkuna cunaan iyo leh dhadhan dhaansi ah
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga han ↴
aakhirutahan | qaab | baabso | baad | baad | baahan | baahee | gaalis-xidhan | haaneed | haaneedi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg