Hanfad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.


Hanfad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanfad

handad | handadi | handadid | handadin | hanfade | hanfadi | hanfadid | hanfadin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg