Handad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh). 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
Handad
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Qof u cagajuglayn. 2. (f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid. 3. (f.mg) Qof hurda nixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga handad ↴
baan | baane | cagajugle | cagajuglee | haddid | haddidid | handadaad | handadi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg