Hangal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld hanqal¹.


Hangal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hangal

dhangalaasayn | dhangalaasee | dhangalaaso | hangalle | hangallee | hangalleyn | hangalleys | hanqal |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg