hangalle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Orod hal lug lagu ordo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hangalle

hangallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hangalle samayn.

hangalleyn [m.f.dh]
eeg hangallee. ld hangalleys.

hangalleys [m.l]
ld hangalleyn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg