Hanjiido

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-daday, -datay)

Gocoso, qob gacan kaga saarasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanjiido

hanjiidasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg