hanqalooc
(m.l)1. Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo. 2. ld hanqalooqsasho.
hanqalooc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1)ld hanqaloocso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanqalooc ↴
hanqaloocid [m.dh]
ld hanqaloocsasho.
hanqaloocsad [m.l]
ld hanqaloocsasho.
hanqaloocsasho [m.f.dh]
eeg hanqaloocso. ld hanqalooc¹, hanqaloocid, hanqaloocsad, hanqaloocs.
hanqaloocsi [m.l]
ld hanqaloocsasho.
hanqaloocso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg