hantaaqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qaysay)

1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee, hintaaqee, nitaaqee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hantaaqee

hantaaqayn [m.f.dh]
eeg hantaaqee. ld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.

hataaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
ld hantaaqee.

hintaaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
ld hantaaqee.

nitaaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
ld hantaaqee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg