Hantiwadaag
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hantiwadaag ↴
hantiwadaag-dawladeed | hantiwadaagee | hantiwadaageyn | hantiwadaagnimo | hawlwadaag |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

