Hanweyni
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanweyni ↴
hanweynaan | hanweynaansho | hanweynow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg