Haqabbeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.

Haqabbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Ka h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haqabbeel

haqabbeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg