harac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Hoos weyn oo qabow oo ay geedaha waaweyni yeeshaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harac ↴
dahar [m.l]
(dahar, m.dh) 1. Geed weyn oo harac ah. 2. Dhismo hoos leh, qabriyada laga ag dhiso oo Quraanka lagu akhriyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg