haran
(m.l)

Wax nijaaso leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haran

dharan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.

facsharan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.

wandharan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la wandharay ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg