Hardaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.


Hardaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Si hardaf ah u ordid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hardaf

haawis | hardafi | hardafid | hardafin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg