Hardafi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Si hardaf ah faras u ordisiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hardafi

hardaf | hardafid | hardafin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg