Hardi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Madaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.
Hardi
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)Madaxa ku dagaalamid. ld harati, herti².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hardi ↴
harati | haratin | hardin | hardiyid | herti | herti | hertin | qaruuf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg