Qaruuf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.


Qaruuf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaruuf

qaruufid | qaruufo | qaruufsii | qaruufsiin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg