Harqad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Gabal maro ah. 2. Galka barkinta. 3. ld harqasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harqad

dharqad | hafi | harqasho | kharqad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg