Hafi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hafi

cid | dhafid | haf | hafid | hafid | hafin | hafis | hafisan | hafisnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg