Harraadan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

1. Wax harraad hayo ahaansho. 2. U h.: Wax, wax aad u jecel ahaansho. ld harraadsan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harraadan

harraadnaan | harraadsan | kawkab | nohnoh |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg