Harraan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)

Cayayaan lix lugoodle ah, dalalka kulul ku nool, oo dib sun xambaarsan oo uu wax ku qaniino leh. ld hanraar, harraar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harraan

hanraar | harraar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg