harraar
(m.l) (-rro, m.dh)

ld harraan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harraar

harraan [m.l] (-no, m.dh)
Cayayaan lix lugoodle ah, dalalka kulul ku nool, oo dib sun xambaarsan oo uu wax ku qaniino leh. ld hanraar, harraar.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg