Harsubaxeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hooska ay walxuhu yeeshaan subaxii marka ay qorraxdu ku dhacdo; hoos-horaad. ld harsubxeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harsubaxeed ↴
harsubxeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg