Has

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Bus fuula alaab aan mudda la isticmaalin.


Has

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. Wax yasid. 2. Cid cabsi gelin. 3. Cid nijaaseyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga has

baahasho | laace | laakiin | saanahasho | tacabkhasaaro | waagii macdanka | xaddi-foolwaa | yeel | yooyootan | abaahi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg