Laakiin

Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:

(naxwe) Erey xiriiriya laba tixood oo ulajeeddooyinkoodu is diiddanyihiin; illowse, ha ahaatee, hase yeeshee. Tus. “Waxaan ku iri wax ma haysto, laakiin ima aadan rumaysan”. ld walaakiin. walaakiin


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laakiin

eber | eedaysane | waagii dhagaxa-dambe | yeel | abeer | afgammuur | amiiba | amiino asiidh | balaatihelmantis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg