Hawaawi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda. 2. ld hawaawiyid.


Hawaawi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Wax si aad ah ugu fekerid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaawi

hawaawir | hawaawir | hawaawiri | hawaawirid | hawaawirid | hawaawirid | hawaawiridid | hawaawirin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg