Hawir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Gelinta wax khatar la geliyo. 2. Dhibaato weyn oo wax loo gaysto. 3. ld hawirid.


Hawir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax halis gelin. 2. Wax dhibaato weyn u geysasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawir

hawiran | hawirid | hawirmid | hawirnaan | hawirnaansho | indhawiriq | indhawirqid | naftihawir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg