hawlgeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Shaqo gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawlgeli ↴
abaabul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.
hawlgelid [m.f.dh]
eeg hawlgal².
hawlgelin [m.f.dh]
eeg hawlgeli. ld hawlgelis.
hawlgelis [m.l]
ld hawlgelin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg