haybi
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)1. Baadi cid weyddiin. 2. Wax cid weyddiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haybi ↴
haybin [m.f.dh]
eeg haybi. ld haybis.
haybis [m.l]
ld haybin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg